Salaam magacaygu waa sadam waxaanan ku cusubahay Nederland waxaanan ahay qaxooti waxaan u baahanahay baaskiil haduu jidh kastaa i siiyo baaskiil balse waxaan rabaa baaskiil xaaladiisu fiicantahay lacag ma haysto hadda waxaan joogaa magaalada Zaandam...!

Zaandam, Nadarlaanis
2 bilood kahor added
La wadaag xayaysiiskan:

Sharaxaada

Haddii qof doonayo inuu i caawiyo waxaan u baahanahay wareeg fadlan

Good for Refugees waxay isticmaashaa nidaam turjumaad toos ah iyadoo isticmaalaysa AI. Waxaana ka dhalan kara, in qoraalada qaarkood aan loo turjumi karaan gabi ahaanba si sax ah.

Sadam

Zaandam, Nadarlaanis

Miyaad xiisaynaysaa xayaysiintan: magacow ama miyaad haysaa su’aal?